Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socjaal ku joga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta meel fagaaro ah kalla hadlay bullshada ku dhaqan Koonfurta magaalada, isaga oo ku booriyay in nabada laga shaqeeyo.
Madaxweynaha ayaa sidoo Grünkohl Tagay oo Soo Arkay Goobihii Ai und Dagaalameen Labada Maamul, Waxaana Uu Amar Ku Bixiyay in Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan ciidamada halkaa ku sugan laga kaxeeyo.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa dhagax dhigay Waddada xiriirisa magaalada Gaalkacyo iyo Hoboyo oo ah muddo muhiim und ah kaabayaasha dhaqaale ee gud ahaanba marka la eego deegaannada gobollada dhexe, isaga oo balanqaaday in dowladdiisu ka shaqeyn donto hormarinta iyo dhismaha adeega bulshada.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.