Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Waddada xiriirisa Gaalkacyo iyo Hobyo

Farmaajo Gaalkacayo.jpg8Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socjaal ku joga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta meel fagaaro ah kalla hadlay bullshada ku dhaqan Koonfurta magaalada, isaga oo ku booriyay in nabada laga shaqeeyo. Continue reading

Ra’iisul-wasaare Khayre oo la sheegay inuu ka qeyb galayo shirka dhaqaalaha Adduunka ee Davos Dalka Switzerland.

Kheyre.jpg8Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galaya shirka Madasha Dhaqaalaha Adduunka kaasi oo ka furmi doono Dalka Schweiz. Continue reading

Shir wadatashi ah oo looga hadlaayo daraasad laga sameyay abaarihii ka dhacay dalka.

Kismaayo AbaarahaShirkan wadatashiga ah oo looga hadday daraasaddi laga sameyay abaarahii ka dhacay dalka sanadihii 2016-2017 ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo kaas oo ay ka qeybgaleen mas’uulayiinta Wasaaradda Qorşheynta oo shirka wadatashiga soo qaban qaabisay iyo xubno kale. Continue reading

Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta G/Gal-guduud oo ka soo socda u diyaargarowga soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha Soomaaliya.

Amisom SomaliaMagaalada Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-Guduud Oo Maalmaha Soo la Filayo in Ua Gaaro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Lagu Wadaa in der Geea ciidamo ka Socda Howlgalka Midowga Afrika AMISOM. Continue reading

%d bloggers like this: