Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo.

Farmaajo Gaalkacayo.jpg4Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein wilder Hund, der sich von Gaogacaya und Gobolka Mudug ernährt. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE.

Farmaajo Gaalkacayo.jpg3Madaxweyaha iyo wafdiggigisa oo ka soo anbabaxay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gaalkacyo Wasiirka ka tirsan dowladda federaalka mas’uuliyiinta Labada mamul Puntland iyo Galmudug. 

Farmaajo Gaalkacayo.jpg1Mas’uuliyiinta Wafdiga ku soo dhaweysay magaalada Gaalkacyo waxaa ka Mitte ahaa Madaxweynaha Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha, iyo Mas’uuliyiin ka kala tirsan labada maamul ee magaalada.

Farmaajo Gaalkacayo.jpg5Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Gaalkacyo kula hadli doona Fagaraha Kamaaludin, halkaasoo boqolaal shacab isugu soo baxeen.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo meel fagaaro ah kula hadlayay Kumannaan shacabka reer Gaalkacyo ah ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ugu magacdaray ‘’Socdaalkii Dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed’’

Farmaajo GaalkacayoMadaxweynaha ayaa gaar ahaan sheegay in uu doonayo in Gaalkacyo noqoto halka ay ka bilaabaneyso dib-u-heshiisiinta Soomaaliya.

Dadkii ka soo qeybgalay soo dhaweynta oo isaga kala yimid guud ahaanba xaafaddaha ay Gaalkacyo ka kooban tahay ayaa ku qeylinayay erayo ay ku soo dhaweynayaan wafdiga uu horkacayo madaxweyne Farmaajo.

Farmaajo Gaalkacayo.jpg6Ciidamada labada maamul ayaa sidoo kale si wadajir ah uga qeyb-qaadanayay sugida Amniga magaalada oo muddo dheer soo martay dagaaalo u dhaxeeyay labada maamul Puntland iyo Galmudug.

Berri ayaa lagu wadaa in der uu gudbo madaxweynaha Koofurta Gaalkacyo, die in der Nähe von joogi doono ilaa hatbe dambe, ka hor inta uusan Isniinta und ambabixin magaalada Cadaado.

Farmaajo Gaalkacayo.jpg2SomaliSwiss Gaalkacayo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: