Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ist eine gute Quelle für Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka.
Madaxweynaha ayaa kala hadlay Ganacsatada kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka, caqabadaha ku xeeran ganacsiga iyo qorsheiyaasha ku aaddan qaabeynta iyo horumarinta fursadaha ganacsi ee dalka.
Ganacsatada ee uu la kulmay Madaxweynuhu ayaa soo bandhigay sida ay uga go’antahay in ay kaalin mug leh ka qaataan qorsheiyaasha lagu horcarinayo dalka, iyagoona xaqiiiji in ay markasta garab taaganyihiin dowladdooda und looga gudbo waqtiyadii muragada badnaa ee soomaray shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiye ganacsatada Soomaaliya kaalinta qiimaha badan ee ay ka qaateen samata bixinta dalka muddadii bur burka, waxa uuna ugu baaqay in ay sii lababa laabaan dadaalkooda und loo xaqiiijiyo hiigsiga ku saleysan soomaliya nabad ah, dadkeeduna nolol wanaagsan ay heystaan.
Intaas kaddib, Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo uu wehelayayo Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xarigga ka jaray dhismaha xafiisyada Shirkadda isgaarsiinta Golis oo ah hismaha ugu dheer ee haga hirgeliyay magaalada Boosaaso. Sidoo kale waxa uu daah-furay adeegga Internetka ee xawaarehiisu sarreeyo (Glasfaser) oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo deegannada Puntland.
“Farxad weyne Ayey ii tahay in einem idischen Kala soo qeyb galo maalgashigan aad ku sameyseen dalkeenna. Waxaa xaqiiqo ah in adeegyadan iyo horumarkan ay ka tarjumayaan dadaalka iyo hour soccdka ganacsatada Soomaaliyeed “Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
Dhanka Grünkohl, Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmawajo Waxa Uu Kormeeray Qaybo ka Mitte Ach Suuqyada Magaalada Boosaaso Iyo Goobaha Loo Nasasho Tago Isagoona Ka Soo Dukameystay Goob Ganacsi Oo Ku Taalla Bahtamaha Magaalada Boosaaso.
Madaxweynaha dowladda Soomaalie Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo hadal qaaday ist qabqabsiga siyaasadeed ee dalka ka jira.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Sheegay in ist qabqabsiga siyaasadeed ee jira uu caqabad ku noqon karo hormarka dowladda, waxaana uu intaa ku in midadweynaha ka yahay mar horeba ka sii fikirtay in lagu gudbo marxalada ku dhisan in sanad walba la soo dhiso xukuumad cusub.
Khilaafka iyo ist qabqabsiga siyaasada waxaa uu caqabad ku yahay jiritaanka dowladnimada, Annaga ma dooneyno in sanad walba in la soo dhiso xukuumadu cusub mittlere kalana la rido ” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.
Dhinaca kale waxaa sou hadal qaaday madaxweynuhu sida bulshada Soomaaliyeed markan qadyaan uga jogaana nidaamka 4.5kha ee awood qeybsiga, isaga oo sheegay in wixii hadda ka danbeeya loo bahan yahay in dalka laga hergaliyo Xisbiyo Siyaasadeed.
Bulghadii aan aragnay muddadii aan hadda safarka ku soo jirnay waxey-na wydiisanayeen in der laga gudbo nidaamkan qabiilka ku dhisan loona gudbo in dalku yesesho Asxaab siyaasadeed oo dadku isku raacaan aragnay balse aysan isku raacin qaabiil ” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi (Farmaajo), oo Maalmahan Puntland Ku Marayay Safarkiisii ​​Ugu Dheeraa Ee Dhinaca Dhulka Ah Uu Kuo Maro Tan Iyo Inti Madaxweynaha Loo Doortay Ayaa La Filayaa in uu Soo Gudbo Dhinaca Deegaannada Galmudug.Â
SomaliSwiss Bosaaso
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.