Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya im gor dhaw Xabsiga laga sii daayay guddoomiyaha guddiga doorashada madaxa-bannaa ee heer Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey)
Marwo Xaliimo Yareey Oo la Hadashay Qaar ka Mitte ah Warbaahinta Gudaha Ayaa Sheegtay in Xabsiga Ka Soo Baxday, Laakiin Ma Aysan Bixin Faah Faahin Intaa Dhaafsiisan.
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Iyo Odajaal Deegaanka ah oo KU Booqday Guriga ay ka Degan Tahay Dhuusa-Mareeb Ayaa la Sheegay in einem Raali-Galin ka Bixiyeen Xariga Guddoumiyaha.
Guddoomiyaha guddiga Madaxa-bannaa ee doorashooyinka Xaliimo Ismaacil (Xaliimo Yarey) ayaa socdaal Shaqo ku mareysa deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud.
SomaliSwiss Dhuusa-mareeb
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.