Madaxweynaha dowladda Federaalka und eee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ist ein Wafdiga la socdays ayaa caawas kulan soo dhaweyn ijo shooting ao loogu sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Agaasimaha Warfaafinta ee Madadooyada Qaranka Cabdinuur Maxamed Axt in der Wafdiga Madaxweynaha oo socdaal Shaqo ku Joga in der Deegaannada Puntland ay Maanta Ku soo Waareegeen qeybo Badan Oo Ka Mitte ah magaalada Boosaaso, halkaasi oo uu Madaxweynuhu si kedis ah Ugula kulmay qeybaha bulshada oo uu ka xog- wareystay xaaladaha ay ku suganyihiin.
“Dadkii faraha badnaa ee soo dhaweynayay Madaxweynaha waxaa ku jirtay Hooyo ku uumashay goobtii fagaaraha ahayd ee uu Madaxweynaha Dalka soo booqday, taasi oo muujineysa sida ay shacabka ugu faraxsanyihiin socdaalka wafdiga Madaxweynaha ee ku muraya deegaanna puntland” ayuu yiri Cabdinuur.
Madaxweynaha dowladda Federaalka und eee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu inada soakdaalkooda soo gabo gabeaaan Gobollada dhexe ee dalka.
Waddiga Madaxweynaha ay socdaalkooda ka soo bilowdeen magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland, Waxaana und Caawa Ku Suganyihiin magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.
SomaliSwisssBosaaso
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.