Advertisements

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo ganacsi kala saxiixday.

Somalia iyo TurkiyaDowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ist ein kala-saxiixday hashiis ist es Dhaafsi oo dhinacy Badan Leh, Markiu u. Halkaasi ka furmay shirka ist kaashiga Ganacsiga ee labada Dal.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed (Khadar) iyo xubno Grünkohl oo ka tirsan Golaha Wasiiri ayaa dowladda Turkiga u bandhigay fursadaha Ganacsi iyo kuwa ist sein Dhaafsi ee jira dalka.

Wasawarad Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Ayaa Dhiggiisa Turkiga La Wadaagay Sidii Loo Dardar Gelin Lahaa Heshiiskan Iyo Sidii Looga Miro Dhalin Lahaa Waxyaabaha Ayu Heshiiyeen Labada Dhinac.

Heshiiskan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay labada dowladood kala saxiixdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin labada dowladood ka kala tirsan, waxayna dhinacyadu isla garteen in sida ugu dhow loo hirgeliyo qodobada lagu heshiiyay.

Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga, si ganacsiga Soomaaliya loo gaarsiiyo Yurub iyo Asien, Turkiga ayaa iyaguna qaadan dona Khayraadka dalkeenna, sida Kalluunka, dalagga Beeraha iyo xoolaha.

Heshiiskan oo ah Mitte Taariikhi ah ayaa Waxaa Ugu verdammte Wätschelei Wada duugay labada RaÒiisul waraare ku-xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga, waxayna tallaabadani fursad weinen und noqon donta Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.

SomaliSwisss Ankara

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: