Hay’adda Qaramada Midoobay und Qaabilsan Arimaha Qaxotiga ee UNICEF Ayaa Khamistii sheegtay in 21 Jahren in der Woche, in denen Sie mit Ihrem Vater vierhundertfünfundachtzig Qoys la Burburiyay, Hadana Dadkaasi und Yihiin kuwo xaalad adag ku jira.
UNICEF ayaa sheegtay dadka dhibaatada ay qabsatay in ayu badan yihiin zwischen iyo carruur kuwaas oo yimid bilo yar ka hor, kadib markii ay safar dheer u soo socdeen ay uga baxsadaan abaarta io colaadeha., Waxayna sheegtay dadkaasi in guryahooda laga saaray iyada oo aysan jirin ogeysiis hore.
Waxa ay sheegtay in der Mitte der Mitte der dadka iyaga oo guryahooda jiifa mar qua ay ka Krieg heleen Ciidamo hubeysan iyo Cagaf-cagaf guryahooda dumineysa, die in der Nähe von Badan ay noqdaan Hoy la’aan, Waxbarasho la’aan, Iyo Xitaa in Agabkoodii waxbarasho halkaasi ay ku waayaan.
UNICEF Ayaa Sheegtay im Heulen-Galayaasheeda qeybta caafimaadka ay la kulmeen 35 qof oo isugu jira cauur, Waayeelo, io Papa naifo ah, kadibna ay u sameeyeen gargaar cafimaad, si Wachs looga qabto xaaladahooda caafimaad daro.
Kiisaskan khasabka ah ayay sheegtay in ay saameyn ku yeesheen in ka badan 3.000 oo carruur ah, afar dugsi oo la burburiyey, xarun carruurta ay ku cayaraaan oo und dhameystiran qalabka ay cuuurta ku cayaaraan.
“Qoysaska la xayiray ayaa soo guuray dugsiyada iyo dhismayaasha dadweynaha xeryaha kale ee barskacayaasha oo ay la socdaan qaar ka Mitte ah carruurta ku nool bannaanka ama waddooyinka, iyada oo aan lahayn hoy carruurta iyo qoysaskoodu waxay und baahan yihiin taageero deg deg ah ao ka mid yihiin adeegyada cafimaadka iyo nafaqada, biyaha nabdoon, fayadhowrka, waxbarashada iyo kaalmooyin kohl “ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay UNICEF.
Ugu dambebenti UNICEF ayaa ka codsatay mas’uuliyiinta in einem Hubiyaan in Dhammaan Caruurta ay dhibaatadu saameysey si buuxda u badqabaan, lana dejiyo meelo ammaan ah, si dhibaatooyin Kohl aysan ula soo dersin.
SomaliSwisss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.