Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Golaha Wasiirada.jpg14Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane xasan Cali Kheyre, Ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Looga hadlay qodobo ay Kamid yihiin Xaaladda Amniga Dalka, Sharciga Shaqaallaha Rayidka ah iyo arrimo kale, waxaana warbixino Looga dhageystay kulankaasi Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga dalka.Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C / Raxmaan Cumar Yariisoow, Ayaa Warbaahinta Uga Warbixiyey Kulanka Golaha Waiadda Yesheen, Waxanaana Uu Sheegay in Golaha Warbixinadii Lasoo Hordhigay Ee Amniga Ku Saabsan Aid Kamid Yihiin in Shaqsi 60 Jahre nach dem Tod Gobolka Shabeellaha Haus zu Hause Männer-Nabad Diidka Alshabaab ka tirsan, kadib markii ay isku dayinay ka qaadaan Lacago baad ah, islamarkana uu iska dhiciy.

“Gala Waxay warbixino Ku Aadan Xaaladda Dalka Uu Marayo Ka Dhayysteen Wasiiradda Amniga Io Gaashaandhigga, Iyaggoo Sheegay in Ay Socdaan Dadaal Badan Oo Amniga Ku Saabsan, Lana Sii Kordhin Doono, Wasiirka Amniga Waxuu Uga Mahat Celiyey Shacabka Soomaaliyeed Sida Ay Ula Shaqeeyaan Hay’addaha Amaanka iyo xogaha ay suiyaan, sidoo kale waxa uu xusay Shaqsi Lixdan jir ah oo jooga Gobolka Sh / hoose inuu la dgaalay Maleeshiyada Alshabaab, iskana dhiciyay, taasna waxay ku tusineysaa in Shacabka uu istaagay in amnigooda ay ilaashadaan “ayuu yiri Wasiir Eng Yariisoow

Wasiirka oo sii hadlayey, ayaa sheegay im sidoo kale Golaha wariardda ay warbixin ka dhageysteen Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, isaggoo golaha und sheegay in wasaadada und wada dadaalo dib und habey loogu sameynayo Wasaaradda Difaaca iyo howlaheeda.

„Wasiirka Gaashaandhigga waxuu ka hadlay DIB u habeyn lagu sameynayo Wasaaradda gaashaandhigga iyo Howlaheeda, ha noqoto qorshaha u dagsan iyo Xeerka anshaxa Ciidanka Xoogga Dalka oo isaguna si wanaagsan u socdo, intaas ka DIB wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshadda Ayaa waxuu soo hordhigay golaha Wasiiradda Sharciga shaqaallaha Rayidka ee Dowladda oo dib du haby lague sameeyey “siddaasi waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: