R/wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Ankara.

Mahdi.jpg3Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul waräre ku xigeenka dalka ayaa gaaray magaalada Ankara halkaasoo und uga qeybgalayaan shirka horumarinta Ganacsiga.

R / waaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha, wari ku xigeenka Arrimaha Dibedda, agaasimeyaaa ka socda wasaradaha dowladda, waxaana und diirran loogu soo dhaweyey caasimadda Turkiga ee Ankara.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo wasiirrada la socda ayaa la kulmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, waxanaana laga hadla sidii loo kobcin lahaa Dhaqaalaha Soomaaliya iyo in la tababaro shaqaalaha dowladda Soomaaliya.

Shirka Horumarinta Ganacsiga ee Ankara ka furmaya ayaa socon doona muddo hal maalin ah, waxaana diiraddda lagu saarayaa sidii maalgashi loogu sameysan lahaa waddamada soo koraya, sida Soomaaliya oo kale.

SomaliSwiss Ankara

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: