Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso ee Puntland.

Farmaajo Bosaaso.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugahahad-celiyey shacabka io Dowlad Goboleedka Puntland ist ein wanaagsan ee ay sooo dhaweeyen isaga iyo wafdigiisa.HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE:

Farmaajo Bosaaso.jpg2Madaxweynaho oo si soirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin Iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u hashiisiinta shacabka Soomaliyed, safarkiisuna und salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka.

Farmaajo Bosaaso.jpg4Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagay dhigay labadaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uea Deegaanka Kalabeyr Ka Dhagax Dhigay Waddo Isku Xiri Doonta Deegaankaas Iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari.

Sidoo Grünkohl, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya und Wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Kali Gaaşaya Kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaliyeed ee magaalada Carmo.

Farmaajo Bosaaso.jpg1.jpgMadaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Kulamam Wada tashi ah laaadanaayey Masuuliyiinta Iyo Odayasha deegannada uu socdalaqa ku maray ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si Dhow ugala shaqeynayso Dowlad Goboleedka Puntland daadejinta adeegyada bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya und Sie qorseysysay deegannadaas.

“In Badan oo ka Mitte ah masuuliyiinta ka soo jeeda deegannadan waxaa und markasta nagala hadlaan sidii adeegyada dowladda ee heer Federal loogu dhammeysiri lahaa. Anaga oo kaa shayenna Dowlad Goboleedka Puntland waxaan ka shaqeynaynaa arinkaas.”

Farmaajo BosaasoMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Marwada koowaad ee Puntland Drs. Hodan Siciid Ciise, Wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa ugu dambeventi soo gaaray magaalada Boosaaso halkaas oo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha io bannaanka magalaada.

SomaliSwiss Bosaaso

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: