Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oogaaray magaalada Bosaaso.

Farmaajo BosaasoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Farmaajo ist ein wafdiuu hoggaaminayo ayaa gaaray magalaada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, halkaasi und wien loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga madaxweynaha safarka ku wehlinaja waxaa ka mid ah madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C / Weli Maxamed Cali Gaas, Wassiiro iyö xildhibaan ka kala tirsan Golayaasha kala Duwan ee Dowladda Federaalka Soomaalieya iyo maamulka Puntland.

Dad aad und fara badan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya, islamarkaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ist ein wafdigiisa si heere sare ah soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C / Llaahi Farmaajo Iyo Wafdigiisa Ayaa Lagu Wadaa in Saacadaha Soo Socda der Kulmaan Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Iyo Waxgaradka Boosaaso.

Wafdiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa lugta soo mariyay deegaanka Carmo ee Gobolka Bari, halkaasi und dadweyne fara badan ay ku soo dhoweeyeen.

Amaanka magaalada Boosaaso ayaa und ween loco adkeeyay, waxanaana magaalada lagu dhex arkayaa.

SomaliSwiss Bosaaso

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: