Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso ee Puntland.

Farmaajo Bosaaso.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugahahad-celiyey shacabka io Dowlad Goboleedka Puntland ist ein wanaagsan ee ay sooo dhaweeyen isaga iyo wafdigiisa.HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Advertisements

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo sheegay in cafis sharuud ku xiran u fidineyso siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya

astaanta-qaranka2Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in Cafis sharuud ku xiran und fidineyso siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oogaaray magaalada Bosaaso.

Farmaajo BosaasoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C / llaahi Farmaajo ist ein wafdiuu hoggaaminayo ayaa gaaray magalaada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, halkaasi und wien loogu soo dhoweeyay. Continue reading

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Golaha Wasiirada.jpg14Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane xasan Cali Kheyre, Ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Looga hadlay qodobo ay Kamid yihiin Xaaladda Amniga Dalka, Sharciga Shaqaallaha Rayidka ah iyo arrimo kale, waxaana warbixino Looga dhageystay kulankaasi Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga dalka. Continue reading

R/wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Ankara.

Mahdi.jpg3Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul waräre ku xigeenka dalka ayaa gaaray magaalada Ankara halkaasoo und uga qeybgalayaan shirka horumarinta Ganacsiga. Continue reading

%d bloggers like this: