Shirka Wasiiradda QorÅŸheynta ee Wadamada Caratta ayaa maanta oo Arbaco ist ein Wadaa in einem Kuh Furmo Dalka Kuwait.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo shalay gaaray Kuwait ayaa Soomaaliya UGA qeybgalaya Shirkan, waxaan garoonka diyaaradaha dalkaasi ku soo dhoweeyay Agaasimaha Guud ee Machadka Qorsheynta Dowladdaha Carbeed iyo Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.
Wasiirka ayaa ka mahad-celiyay soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay, isagoo sheegay in inta uu ku sugan yahay dalka kuwait uu kulmo la qaadan donaaa madaxda sare dalkaasi ioo jaaliyadda Sooanaliyeed ee ku nool halkaasi.
Dhinaca kale Wasiirka Jamaal Maxmaed Xasan, ayaa waxa uu kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Dhaqaalaha ee (Kuwait-Fonds) Abdul Wahab Albadir, waxaana Wasiarba uu warbixin uu ka siiyey horumarka Soaaaaja ay sameeyneeso io dadaalada haddda socda, siddii ay uga qeyb qaadan lahayd dowladda Kuwait oo Soomaaliya Xariir Wanaagsan Kala Dhaxeoyo.
Agaasimaha Sanduuqa Dhaqaalaha Dowladda Kuwait, Mudane Abdul Wahab Albadir, Ayaa Wachsuu boggaadiyay Horumarka ka socda dalka Soomaaliya, Wachssschatten in Kuwait Wanaagsan ay ka qaadan doonta taageerada dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda.
SomaliSwiss Kuwait
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.