Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho.

Farmaajo karkaar.jpg5Kumannaan Shacab ah Oo Isaga Kala Yimid qeybaha Kala Duwan Ee Gobolka Karkaar Ayaa Magaalada Qardho Soo Dhaweyn Ballaaran Ugu Sameeyay Maanta Wafdiga Uu Horkacayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Booqasho Ku Maraya Puntland.

Farmaajo karkaar.jpg1Socdaalka madaxweynaha oo ahaa Safar Dhulka aaaa ka soo bilaawday Magaalada Garoowe, Isagua oo soo maray deegaanno Dhowr ah ka hor inta uusan tagin magaalada Qardho oo ay ku sugayeen dadweyne labadii cisho ee soo dhaafay und diyaar ahaa soo dhawyntiisa.

Farmaajo karkaar.jpg4Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay ist archeen wafdiga madaxweynaha ayaa und sameeyay soo dhawean hab mamuus dhaqan leh, waxanaana uu halkaa ku guddoonsiiyay madaxweyne Farmaajo dhka Hidaha iyo Dhaqanka ” Bilid, Go’shaal, Goofiyad iyo Faras ” waxanaana uu mahad celiyay booqashadiisa Puntland .

Farmaajo karkaar.jpg2Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka reer Karkaar kula hat madxtooyada Qardho, waxanaana uu uga mahad celiyay sidii lu soo dhoweeyay.

Ich bin so weit, sooo Gaarin Magaalada Qardho Waxaa Uu Farmaajo Dhagax Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xiri Doonta Deegaannada Dan-Goronyo Iyo Eyl, Waxana Waddadaa Dhisaya Shirkad Laga Leeyahay Dalka Shiinaha.

Farmaajo karkaar.jpg3Booqashada Qardho ayaa la filayaa in der madaxweynuhu uga sii gudbo dhinaca magaalada Boosaaso oo ah magaalada Ganacsiga deeagannada Puntland oo idise isaga oo booqan doona dedkedda Boosaaso oo ah Ilo dhaqaalle oo weyn.

SomaliSwiss Qardho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: