Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdiga la socda oo maalmihii nu danbeeyay ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa gor dhaw und dhaqaaqay dhinaca magaalada Qardho ee gobolka Karkaar.
Wariye Ibraahim Baafo oo la socda Wafdiga madaxweynaha ayaa sheegay in safar dhulka ah uu madaxweynaha ugu anbabaxay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, halkaasoo la filayo in ukulama kula qaatay maamulka, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Madaxweynaha ayaa uga sii gudbi doona sida qorshuhu yahay magalaada Qardho dhinaca gobolka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso.
Safarka madaxweynaha oo la filayo in der gleichen Weise wie in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, in der Küche, im Badezimmer, im Badezimmer, im Badezimmer, im Badezimmer.
SomaliSwiss Garoowe
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.