Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Kumannaan Shacab ah Oo Isaga Kala Yimid qeybaha Kala Duwan Ee Gobolka Karkaar Ayaa Magaalada Qardho Soo Dhaweyn Ballaaran Ugu Sameeyay Maanta Wafdiga Uu Horkacayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Booqasho Ku Maraya Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Qardho.
Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee qaramadda midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Michael Keating iyo wefti uu hogaaminayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha maamulka Somaliland oo la kulmay Ergayga Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdiga la socda oo maalmihii nu danbeeyay ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa gor dhaw und dhaqaaqay dhinaca magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maanta booqanaya magaalada Qardho ee gobolka Karkaar.
Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Shirka Wasiiradda QorÅŸheynta ee Wadamada Caratta ayaa maanta oo Arbaco ist ein Wadaa in einem Kuh Furmo Dalka Kuwait. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirrada Qorsheynta wadamada Carabta oo maanta Shir uga furmay dalka Kuwait..
Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmai deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sou, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuurud la’aan ah u joojiyaan dagaalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Posted on January 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji Iyo Taliyaha Ciidanka Asluuba Sooomaaliyeed S / Gaas Xuseen Xasan Cismaan Ayaa Xariga Ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Aslubta ee Ex Kontrolle Afgooye oo Dayactir Lagu sameeyay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Cadaalada oo Xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta oo la dayactiray.
You must be logged in to post a comment.