Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen Kooxo ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ah.

Madaxweyne FarmaajoMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen sida uu hadalka u dhigay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ka ah duqeymaha cirka.

” Dhibta Al-shabaab ay ku hayaan Koonfur meel walba wuu yaalaa, hadda waxaa ay bilaabeen markii ay culeys ireemaanba in ayan meelaha ay è leeyihiin waad ku nabad-galeysaan, sida Shabaabka hadda ku dhuumaaleysanaya oo kale deegaannada Puntland ” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Wuxuu sheegay in dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada intaba isku mowqif laga yahay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

” Al-shabaab in lala dagaalamo isku mowqif ayaan ka nahay haddii ay joogaan Koonfurta Soomaaliya iyo haddii ay joogaan Puntland intaba, sidaa daraadeed waan in aan Amniga ka wada shaqeyno ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Marka laga soo tago deegaannada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya xoogagga Al-shabaab ayaa dagaal ba’an kula jira ciidamada Puntland, iyaga oo marar badan oo hore sheegtay weeraro toos ah iyo qaraxyo ka dhacay qeybo ka a metà ah Puntland.

SomaliSwiss Garoowe

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements

Thanks for your comment on SomaliSwiss

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: