Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta khudbad u jeediyey ardayda Jaamacdaha Puntland.

Farmaajo Garoowe.jpg12Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo mustaqbalka dalka maadaama ay kordhayaan xarumaha waxbarasho ee dalka. Continue reading

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo ballanqaaday in uu horumarinayo howlaha Wasaaradda.

Wasiirka A. DibaddaWasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ahmed Isse Awad oo maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradda Wasiirkii porta HE Amb. Yusuf Garaad Omar Ahmed ayaa sheegay in uu dadaal u gali doono sidii loo horumarin lahaa howlaha wasaarddau ay u qabato bulshada. Continue reading

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Maamulayaasha Jaamacadaha G/Banaadir.

Waxbashada.png1Wasaarada Waxbarshada Dalka ayaa sii wada howlaheeda Dar dargalinta ee Waxbarshada Dalka iyadoo maanta la kulantay Maamulyaashada Jaamacadaha gobolka Banaadir aqoon yahano iyo macalimiinta waxaana looga hadlayay kulankaa Tayeynta Tacli sarei ee dalka maadaama tirada Ardeyda dhigato jaamacaha laga osemayo kobac aad u balaaran. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen Kooxo ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ah.

Madaxweyne FarmaajoMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen sida uu hadalka u dhigay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ka ah duqeymaha cirka. Continue reading

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo Magaaladda Doha kula kulmay dhigiisa Dowladda Qadar

Wasiir bayleWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C / raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo maanta gaaray dalka Kuwait.

Wafdi QadarWafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Somaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, isla markaana ay qeyb ka yahiin la taliyaha wasiirka Cabdi Salaan Salwa iyo Agaasimaha Waaxda horumarinta iskaashiga carabta iyo Islaamka ee Wasaaradda ahna madaxa tababarada Mudane Maslax Wehliye, ayaa gaaray dalka kuwait, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan shirka Wasiiradda Qorsheynta ee Wadamada Carabta. Continue reading

%d bloggers like this: