Garoonka uu xariga ka jaray Madaxweyne Farmaajo oo loogu magac-daray G. Maxamed Abshir Haamaan.

Farmaajo Garoowe.jpg10.jpgMadaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ,kaasi  oo bilihii la soo dhaafay ay gacanta ku haysay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Gudaha oo xilalkooda la wareegay.

Xilwereejin.jpg4Munaasabado ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibadad Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho,iyadoo uu goob joog ka ahaa Raâ€iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Mahdi Maxmed Guuleed,Wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiinta Wasaaradahaasi. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.

Farmaajo Garoowe.jpg3Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay garoonka diyaaradaha Garoowe oo loogu magac-daray Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe. Continue reading

R/wasaare kuxigeenka XFS oo ka qeybgalay Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee W. Ganacsiga iyo Warshadaha

Xilwereejin.jpgXaflad uu xilka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Khadro Axmed Ducaale iyo wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasaaradaas Mudane Maxamed Cabdi Xaiyr Maareeye ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradaasi. Continue reading

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee XFS oo codsaday in lagu taageero gudashada waajibaadkiisa

Dhaar Wasiirro cusubWasiirro ka tirsan Xukuumadda Jamhruuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno, danjirayaal, diblomaasiyiin, siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah duqowda dhaqanka ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho waxa ay ku soo dhoweeyeen Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad oo xilkiisana loo dhaariayay. Continue reading

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya oo ballan qaaday in ay sii wadi doonaan tababarka iyo la-talinta ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.

Amisom.jpg3Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa ballan qaaday in ay sii wadi doonaan tababarka iyo la-talinta ciidamada ammaanka ee Soomaaliya si ay u qaataan mas’uuliyada amniga dalka, kahor inta aysan ka bixin dalka. Continue reading

%d bloggers like this: