Wasaarada Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha Xajka.
War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in la bilaabayo oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada islamarkaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha daneynaya in ay ka shaqeeyaan Arrimaha Xajka iyo Cumrada in ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda muddada udhaxeyso 07/01/2018 – 20/01/2018.
Warka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya wuxuu u qornaa sidatan:
 SomaliSwiss     Mudisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.