Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelanayo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bulshada Dowlad Goboleedka Puntland ay dowladda Federaalka u muujiyeen jeceylka Qarannimo iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed.
Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo Saakey u ambabaxay Puntland oo Goor-dhow gaaray magaalada Garoowe.
Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay wasiirada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisinta, Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah iyo Ganacsiga, kuwaas oo dhowaan uu magacaabay R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirada Cusub ee dhawaantan la magacaabay oo maanta xilalkooda loo dhaariyay.
Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Saakay dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Saakay dhagax dhigay Dugsiga Xaawo Taako ee degmada Xamar-Weyne G/Banaadir.
Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
Wasaarada Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha Xajka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaarada Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo Wareegto ka soo saartay maamulka arrimaha Xajka.
Posted on January 7, 2018 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Lampadusa ee dalka Taliyaaniga ayaa sheegaya in Sideed Qof ay ku dhinteen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga in ka badan 84 kalena waa la soo badbaadiyay, kadib markii doon ay la socdeen ay ku degtay Xeebaha dalka Liibiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tahriibayaal la socday dooni ku degtay badda Liibiya oo la sheegay in laga soo badbaadiyay….
You must be logged in to post a comment.