Magaalada Garoowe oo ay ka socota u diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka.

Farmaajo GarooweMagaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhowaynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo markisii ugu horaysa tegaya Puntland Continue reading

Shirweynihii wadatashiga ee Nabadgelyada Gobolka oo dib u dhac ku yimid.

TaabitGuddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxameed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa  ku faah fahiyay dib u dhac ku yimid shirkii wadatashiga looga hadli lahaa Nabadgelyada iyo horumarinta Gobolka Benaadir. Continue reading

Wasiirka Waxbarashada oo maanta siminaar u furay macalimiin ka kala yimid Gobollada Dalka.

W. WaxbarashadaWasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda  Federaalka  Soomaaliya  Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa maanta siminaar socon doona shan maalin ugu  furay magaalada Muqdisho 25 Macalimiin oo ka kala yimiid Gobollada Dalka iyo Gobolka Benaadir. Continue reading

%d bloggers like this: