asiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

W. Arrimaha Gudaha cusubWaxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, iyadoo siweyn loo soo dhaweeyey. Continue reading

Wasaarada Amniga oo shaacisay in Al-Shabaab fara badan Howlgalo lagu dilay, halka kuwo kalana dowladda isu soo dhiibeen.

afhayeenka W. Amniga.pngC/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa sharaxaad ka bixiyay tirada guud ee Xubnaha Al-Shabaab ee Isku soo Dhiibay Dowladda iyo kuwa lagu dilay Weerarada Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamada Maraykanka. Continue reading

Ciidamada Jabuuti oo qabtay kooxihii Qaraxii Buula burde ka dambeeyay.

Ciidamada jabuutiWararka laga helaayo magaalada Buula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qabteen qarax miino oo maanta ka dhacay Duleedka Bari ee Magaaladaasi,gaar ahaan wadada isku xirta Garoonka diyaarada iyo Buula Burde. Continue reading

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo dib u habeyn lagu wado.

Ciidan tababar.jpg4Waxaa soconaya dib u habeyn guud oo lagu sameynayo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, si ay u dardar geliyaan Dagaalka ka dhanka ah ee ururka Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: