Advertisements

Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo xil ka qaadis iyo xil u magacaabid ku sameeyey Wasiirro ka tirsan xukuumadda.

Kheyre.jpg14Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro cusub oo buuxin doona xilalka ay Banneeyeen saddexda Wasiir. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal-wasaare Kheyre oo ka hadlay deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.

Kheyre.jpg 10Ra’iisal-Wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddu ay Qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya. Continue reading

Dowlada Itoobiya oo xabsiga ka sii deynaysa maxaabiista u xirxiran siyaasada.

ItoobiyaRa’isul-Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku dhowaaqay in la xabsiyada laga sii deyn doono dhammaan dadka u xirxiran sababaha siyaasadeed, islamarkaasna la xirayo xasbiga weyn ee Maekelawi. Continue reading

%d bloggers like this: