Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo sheegay in Dawladda ay ka go’an tahay tayeenta Ciidamada Soomaaliyeed.

Kheyre BooliskaRa’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay tababar. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qayb galay Xaflad lagu soo bandhigay Wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda.

Kheyre MaaliyaddaWasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay xukuumaddu jirtay. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la kulmay Danjiraha Britain ee Soomaaliya.

jawaari.jpg1Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JF Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ uu la qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Divid Concar ayaa waxaa looga hadlay howlaha golaha Shacabka iyo kaalinta Dowladda Ingiriiska. Continue reading

Madaxwaynaha maamulka Puntland oo baneeyey Waddooyinkii Xirnaa ee degmada Gaalkacayo.

Gaas PuntlandMadaxwaynaha maamulka dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin kala xirnaa ee magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Continue reading

Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo maanta la soo xiray.

Aqalka sare.png2Ajendaha Golaha waa dhageysiga warbixin ku saabsan Arrinta Xuduuda ee Degmada Baladxaawo iyo Xiritaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay Muranka ka taagan Xadka Somalia iyo Kenya.

Sida la wada ogsoon yahay Degmada BeledXaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyayba ka taagnaa muran ka dhalatay Derbi sida la sheegay Kenya ay ka dhiseyso Xudduuda Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo Kormeer howleed ku maraya Deegaano ka tirsan Gobollada Sool iyo Sanaag ee Soomaaliya.

Wasiirka Cusub QoorsheyntaWafdi uu hoggaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan ayaa maalmahan Kormeer ku maraya deegaano ka tirsan Gobollada Sool iyo Sanaag. Continue reading

%d bloggers like this: