Advertisements

Guddoonka Aqalka sare oo war ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid.

Guddoonka Aqalka Sare.jpgGuddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa War ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.

War ka soo baxay Guddoonka Aqalka sare ayaa lagu amray wasaaradda Gaashaandhiga si deg deg ah u horgeyso maxkamada ciidamadii ka danbeeyay weerarka.

 Warkii ka soo baxay guddoonka Aqalka sare wuxuu u qornaa Sidatan :

 Aqalka SareAqalka Sare.jpg1Aqalka Sare.jpg2

 SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: