Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Col. Mohamed Adam Kofi ayaa Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka yo Kaarka Aqoonsiga ee degmooyinka Doolow iyo Beled-xaawo.
Agaasimaha ayaa saraakiisha ka howlagasha xafiisyadaas kula dardaarmay in ay bulshada si hufan ugu adeegaan isla markaana ay ilaaliyaan habka-ka lagu bixiyo Basaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga Soomaliya.
Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada ku yaala magaalooyinka Doolow iyo Balad xaawo waaxana ka mid ahaa xafiisyada uu agaasimaha kormeeray.
1) Xaafiiska Socdaalka xadka ee Beledxaawo.
2) Xaafiiska bixinta baasaboorka Dooloow.
3) Xaafiiska Socdaalka ee xadka dooloow.
Agaasimaha ayaa saraakiisha ka howlagasha xafiisyadaas kula dardaarmay in ay bulshada si hufan ugu adeegaan isla markaana ay ilaaliyaan habka-ka lagu bixiyo Basaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga Soomaliya sidoo kale in ay si taxadar leh ula socdaan dadka isaga gudbaaya xadka labada dal ee Soomaliya iyo Kenya.
SomaliSwiss    Doolow
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.