Posted on January 2, 2018 by SomaliSwiss
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdi weli Jaamac Gorod iyo Saraakiil uu hoggaaminayo, Â ayaa maanta Booqasho ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen xasan Cusmaan iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo maanta Booqday Xarumaha Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Posted on January 2, 2018 by SomaliSwiss
Guddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa War ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoonka Aqalka sare oo war ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid.
Posted on January 2, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarka ay ku talaabsatay Xukuumadda intii ay dhisneyd,waxana uu xusay in dhammaan mushaaraadka shaqaalaha dowlada la bixiyay mudadii koobneyd ee ay dowladiisu jirtay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo sheegay in Xukuumadda ay ku guuleysatay in qof walba mishaarkiisa qaato.
Posted on January 2, 2018 by SomaliSwiss
Wasaaradda Maaliyada ayaa qaadeysa Canshuurta loo yaqaano Wado Marista, sidaas darteed waxaa hada si rasmi ah u bilaabday Wasaaradda Maaliyadda qaadista Canshuuraha, maadaama hada la galay sanad cusub 2018ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Maaliyada oo qaadeysa Canshuurta loo yaqaano Wado Marista.
Posted on January 2, 2018 by SomaliSwiss
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Col. Mohamed Adam Kofi ayaa Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka yo Kaarka Aqoonsiga ee degmooyinka Doolow iyo Beled-xaawo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka degmooyinka Doolow iyo Beled-xaawo
You must be logged in to post a comment.