Posted on January 1, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo saaraya Maraakiibtii ku bur buray Biyaha Badda iyo qashinka ku dhex jira. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo daah furay qalab casri ah oo qashinka iyo carrada looga saarayo Dekadda Muqdisho
Posted on January 1, 2018 by SomaliSwiss
Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), islamarkaana uu qeyb ka ahaa madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka dalka, wasiirro ka tirsan Jubbaland iyo agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baladxaawo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray magaalada Belad-Xaawo.
Posted on January 1, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo la hadlay Wakaaladda Wararla Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la taaban karo oo shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqi doonaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta oo shaaciyay Qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2018-ka.
You must be logged in to post a comment.