Posted on January 23, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala hadlay Tabashooyin ay qabeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Xarunta Baarlamaanka Galmudug ay tahay Cadaado.
Posted on January 23, 2018 by SomaliSwiss
Â
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa dibuug laabtay degmada Cadaado kaddib khilaaf siyaasadeed oo ifbaxay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib khilaaf siyaasadeed oo soo ifbaxay.
Posted on January 23, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre io Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Schweiz, halkaasi oo ka qeyb galaya shirka dhaqaallaha Adduunka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray dalka Switzerland
Posted on January 22, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Kulama Wadatashi und Kula Qaatay Magaalada Caabudwaaq Culumada Iyo Yodaayha Dhaqanka Ayaa Ugu Baaqay in Ay Dardargeliyaan Kaalinta Ay Ku Leeyihiin Nabadeynta Iyo Dib Sie Heshisitinta Bulshada deegaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay Culumada iyo Odayaasha dhaqanka ee Caabudwaaq.
Posted on January 22, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iska’shiga Caalamiga HE Amb. Ahmed Isse Awad Ayaa Uga Qeybgalay Magaalada Jeddah Eee Boqortooyada Saudi-Arabien Shir Gaar ah oo WasiRiara Arrimaha Dibadda Wadamada Islaamka ay kaga taschanyin gantaal baalistik ah oo fallaagada Xuutiyiinta und la Beegsadeen Caasimadda Riyadh. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir aan caadi ahayn ee Ururka Islaamka.
Posted on January 22, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho guddoomiyaha cusub ee golokka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo la kulmay guddoomiyihii hore Mudane Taabit Cabdi Maxamed
Posted on January 22, 2018 by SomaliSwiss
Â
Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Ayaa Goor Dhaw Oo Maanta Ah und Anbabaxay Magaalada Genf Ee Dalka Schweiz, Halkaasoo Uga qeyb Galaya Shirka Dhaqaalaha adduunka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta u anbabaxay dalka Switzerland.
Posted on January 22, 2018 by SomaliSwiss
Golaha Horumarinta Qorshaha Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta shirkooda caadi ahaa ee bishii mar ay isugu yimaadaan ku yeeshay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirada Qorsheynta Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Dowladda dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Horumarinta Qorsheynta Qaranka oo maanta shir uga furmay Muqdisho.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banadir Taabit Kabdi Maxamed oo ka hadlay markii ugu horeysay khilaafka sababay xil ka qaadistiisa ee soo kala dhaxgalay isaga iyo madaxtoyada Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafkaa ay asal und ahaayeen labo qodob oo kaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banadir oo ka hadlay markii ugu horeysay khilaafka sababay xil ka qaadistiisa.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C / raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ka socota magalaada Muqdisho gaar ahaan Maqaayadda Xeebta Liido. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo ka socda Muqdisho
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Inaa lilaahi Wa inaaa ilayhi raajicun, ( GEERIDU WAA XAQ).
Anigoo ku hadlayo magaca reer Haji Nur Yarow, Waxaan Halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Reerkii iyo eheladii uu ka tagay Marxuum Abdi Mumin, Allaha u naxristee oo shalay ku geeriyoday wadanka Tansania. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dowladda Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdigii uu Hoggaaminayey ayaa Maanta Ku wajahan Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda degmada Hobyo.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo socdaalka nabadda io dib heshisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmada Cabudwaaq. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa gor dhaw warepto uu soo saaray u magacaabay guddoumiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horay u ahaa Wasiirka Warfaafinta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u magacaabay gobolka Banaadir guddoomiye Cusub.
Posted on January 21, 2018 by SomaliSwiss
Xarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa la geeyey Ciidamo Ilaalisa oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, kuwaas la sheeegay in ay sugayaan Amniga xarunta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarunta maamulka gobolka Banaadir Oo Ciidamo Ilaalisa la geeyey.
Posted on January 20, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C / laahi Maxamed Farmaajo ist ein wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ku wajahan magalaada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta ku wajahan magaalada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud.
Posted on January 20, 2018 by SomaliSwiss
Â
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalieya ayaa goaaan und manta soo saaray kaga hadla cida iska leo goaan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WARSAXAAFADEED: Guddoonka Golaha Shacabka Oo Go’aan Ka soo Saaray Maqaamka Caasimadda
Posted on January 20, 2018 by SomaliSwiss
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odajaal io waxgaradka soo jeeda beellahu abtirsada golokka Banaadir, kaddib wareegeidii dhawaan ka soo baxdays madaxtoyada Soomaaliya ee lagu joojiyay iibinta iyo bixinta dhulka danta guud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odayaal iyo waxgaradka soo jeeda beellaha gobolka Banaadir.
Posted on January 19, 2018 by SomaliSwiss
Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Madane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray magalaada Guraceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi und wien loogu soo dhaweeyey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Farmarmaajo oo lagu soo dhaweeyay Guriceel.
Posted on January 19, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan oo hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani’aadannimada.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo ka hadlay arrimo badan oo la xiriira Arrimaha bani’aadannimada.
Posted on January 19, 2018 by SomaliSwiss
Garoonka Diyaaradeha Aadan Cadde Eee Magaalada Muqidsho Caasimadda Soomaaliya Waxaa Maqribnimadii Caa Ka Soo Detaiy Diyaarad Gaara Ah Oo Sayday Maxaabiis Sooaaiaed oo laga keenay dalka Hindiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqidsho maqradnimadii caawa ka soo degtay Diyaarad siday Maxaabiis Soomaaliyeed…..
Posted on January 19, 2018 by SomaliSwiss
Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegtay in Ilaa 32 Carruur und Aya Ka Soo Badbaadiyeen Al-Shabaab Kaddib Weerar Ai Ku Qaadeen Iskuul Ku Yaala Gobolka Shabeellaha Dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay carruur ka soo badbaadisay Al-shabaab.
Posted on January 18, 2018 by SomaliSwiss
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyy Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tuba Siyaasada Loo Dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo oo la xiriira amniga dalka .
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada oo maanta lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah.
Posted on January 18, 2018 by SomaliSwiss
Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka qayb Galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo Madaxda dowlad goboleedyada, mas, uuliyiin ka Socota golayaasha dowladda federaalka Soomaaliyaiyo Beesha caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna oo maanta guul ku dhamaaday.
Posted on January 18, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha guddiga dib-u-heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna Cabdischam Macalin Maxamuud ayaa warbaahinta und sheegay in uu furmay shirweynaha dhimystirka heshiiska labada dhinac oo maalmihii ugu danbeeyay qaban-qaabadiisa laga waday Dhuusa-Mareeb. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta ka furmay Dhuusa-Mareeb.
Posted on January 18, 2018 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey und qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamereeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo und uga qeyb galayaan Munaasabadda dhameysirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud,
Posted on January 17, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shir ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay und qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda ee sanadka 2018. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qayb-galay shir looga hadlayey qorshaha gar-gaar Bani-aadanimadda ee sanadka 2018.
Posted on January 17, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islam Axtmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin munaasabada Dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ee sagu qabanayo magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo sheegay inuu ka qeyb galeynin munaasabada dhameystirka heshiiska Galmudug.
Posted on January 17, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha Dowlad Gobolledyada Koonfur Galbeed Iyo Puntland Ayaa Gaaaray Magaalada Dhuusa-Mareeb Oo Lagu Wado in Laguna Qabtay Munaasabad Lagu Soo gabagabeynayo Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Puntland oo gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb, si diiranna loogu soo dhaweeyey.
Posted on January 16, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweyne  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayey ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Gal-guduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta galabnimadii gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee G/ Gal-guduud.
You must be logged in to post a comment.