Cabdi Qeybdiid oo sheegay in Ciidamadii soo weeraray Gurigiisa ay ahaayeen Ciidan ka amar qaata dowladda Imaaraadka..

Cabdi qeybdiidGuddomiyaha guddiga dib u eegistasta Dastuurka Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku bixiyey baaritaan deg deg ah falkii lagu galay Guriga Cabdi Qeybdiid.

Formaajo.jpg11Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Continue reading

Guri uu leeyahay Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar lagu qaaday barqadnimadii Saakay………

Cabdi qeybdiid.jpg1Warar kala duwan ayaa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, kaas oo sheegaya in ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Soomaaliya, gudaha u galleen Guriga Senatar Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah guddoomiyaha Gudiga dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal. Continue reading

Warmurtiyadeed laga soo saaray shirkii Golayaasha Xeer-dejinta dalka oo Baydhabo lagu soo gaba-gabeeyay.

Shirka BaarlamaanadaShirkii Golayaasha Xeer-dejinta Dalka ayaa kulankoodii 4aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017ka, waxaana ka soo qaybgalay: Continue reading

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay 2.7 $ Malyan oo wax loogu qabanaayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta Somalia.

WM BeyleWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar –ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda.

Cabdi QaasimMadaxweynihii hore  ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: