Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dowladda ay la dagaalantay Masuq maasuqa.

Formaajo.jpg16Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay la dagaalanka waxa loogu yeero masuq maasuqa, kaasoo uu ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo in uu yahay masiibo Qaran. Continue reading

Advertisements

Ergeyga QM ee Soomaaliya oo Shaaciyey inay ka qayb qaadan doonaan shaqa abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.

Micheal Keating .png1Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa tilmaamay inay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladduba u qabsoomeen wax wanaagsan Sanadkan dhammaanaya ee 2017-ka. Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada oo sheegay in dib loo howl galinayo Soomaali Airline.

Somali Airway.jpgMudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalayay barnamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa warbahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay wasaaraddu wado,kuwaasi oo  dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada SOomaaliyeed. Continue reading

George Weah oo noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kaddib doorashadii ka dhacday dalkaas Talaadadii aynu ka soo gudubnay.

WeaCiyaaryahankii hore ee Kubadda Cagta marna ku guuleystay Laabka ugu wanaagsan dunida  George Weah ayaa noqonaya Madaxweynaha dalka Liberia kaddib doorashadii ka dhacday dalkaas Talaadadii aynu ka soo gudubnay. Continue reading

%d bloggers like this: