Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladda ay bedeshay dhaqan-siyaasadeedkii hore ee dhibaatada u keenay dalka.

Farmaajo HawadaMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisu badashay dhaqansiyaasadeed horay u jiray oo dhibaato u keenay sida uu hadalka u dhigay shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhexe..

Kheyre kormeer.jpg2Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Wasaaradda oo ugu horeeyo Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle. Continue reading

Gaari Qaraxyo Sida oo Ku Soo Socday Muqdisho oo la duqeeyey.

Diyaarad dagaalWar qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday meel 25 Km dhinaca Galbeed uga toosan Caasimadda Soomaalia Muqdisho, taas oo lagu bartilmaameydsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Continue reading

Maamulka Somaliland oo si adag uga hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay.

Maareeyaha wakaaladda hawadda SLMaamulka  Somaliland ayaa si adag uga hadashay maamulka hawada ee ay Soomaaliya sheegtay inay la soo wareegtay. Continue reading

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maanta Daah-furay xarunta maamulka hagidda Hawada Qaranka Soomaaliya.

Hagidda HawadaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi “Farmaajo” ayaa ka qeyb galaya munaasabada daah furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socota magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE: Continue reading

Qaramada Midoobey oo sheegtay in Malaayiin qof oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar Bani’aadannimada.

antonio guterresQaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhacdooyinka   Sannadka sii dhamaanaya ee 2017, waxayna sheegtay in Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ay ku barakaceen iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado. Continue reading

%d bloggers like this: