Golaha Wasiirrada cusub ee maamulka Hirshabeelle oo maanta la dhaariyay.

Wasiirada HirshabeelleGolaha wasiiradda cusub ee maamul gobolleedka Hishabeelle ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu dhaariyay xarunta maamulka gobolleedka Jowhar, kaddib markii ay helleen codka kalsoonida baarlamaanka maamulka. Continue reading

Wasiiru dowlada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada oo sheegay in Soomaaliya ay si rasmi ula soo wareegtay Maamulka hagidda Hawada.

Qalqbka Hagidda HawadaWasiiru dowlada Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada C/raxmaan Kulmiye Xersi Cabdiraxmaan Dheere ayaa sheegay in Maalinta Beri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono Munaasabad lagu daah furayo Xarunta lagala socon doono Maamulka Hawada Soomaaliya. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay golaha Wasiiradda.

B. HirshabeelleXildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Dowlad gobaleedkaasi ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee Hirshabeelle uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Maxamed Cabdi waare. Continue reading

Ururka Islaamka oo soo dhaweeyey magacaabista ergayga Gaarka ah ee Colaada ka aloosan dalka Maymar

Ururka Islaamka.png1War maanta ka soo baxay Xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee magalada Jiddeh ayaa lagu sheegay inuu Ururku si diiran u soo dhaweynayo qaraaka ka soo baxay Qaraamada Midoobay oo ah in ergay gaar ah loo magacaabo Xiisadda ka aloosan dalka Maymar oo guryahoodii laga soo barakiciyay kumanaan kun oo Muslimiinta Rohingya. Continue reading

%d bloggers like this: