Afayeenka maamulka Koofur Galbeed  nuradiin yusuf oo la hadalay wakalada wararka sonna ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hol galadii al shabaa loga saray deganada ka tirsan koofur galbeed.
Afayahaenka waxa u shegay in ay isku fureen wadad isku xirta bur hakaba iyo baydhabo halkaa al shaab ay ku dhibaten jiren dadka shacabka,
waxa uu intaa ku daray i’y   in ay wadaan qorshe ay deegaanada maamulkaasi kaga saarayaan Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku sugan meelo badan oo ka mid ah Koofur Galbeed.
Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa tagayay Saraakiil ka soo goostay Al-Shabaab kuwaas oo ku soo biiray maamulka Koofur Galbeed, Abuu Mansuur ayaa wada dadaaladii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab looga saarayo deegaanada maamulka K/Galbeed.
SomaliSwiss          Baydhabo
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.