Advertisements

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Shirka BaarlamaanadaShirka Baarlamaanada Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo uu si rasmi ah u furay guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari.

Shirka Baarlamaanada.jpg1Shirka waxaa ka qayb galaya Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mahad cabdalle Cawad,Gudoomiyaasha Baarlamaanka Dowlad goboleedyada iyo xildhibaano waxaana looga hadli doonaa sii xoojinta xiriirka wada shaqeynta ee baarlamaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

SomaliSwiss           Baydhabo

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: