Advertisements

Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur oo weli Xeer Ilaalinta ku dheggan, mar kalena Maxkamada Racfaanka u yeertay.

Maxkamadda G. Banaadir.jpg2Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa ku wargalisay Xeer ilaalinta Soomaaliya in mar kale maalinta Berri ah dib leysugu soo laabto dhagysiga dacwada ka dhanka ah Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo ku taliyey in Saraakiisha dhalinyarada ah loo dhiibo Hogaanada ciidamada Qalabka sida.

Farmaajo Ciidanka XDSMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo dhiibo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Continue reading

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Baydhabo ka furay Shirka wada tashiga Baarlamaanka dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Shirka BaarlamaanadaShirka Baarlamaanada Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo uu si rasmi ah u furay guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari. Continue reading

Magaalada Kismaayo oo ka furmay Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka.

Guddiga Doorashooyinka.JPG1Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo qaban qaabiyay Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka kaasoo looga hadlayo Doorashada lagu wado Soomaaliya inay ka dhacdo 2020. Continue reading

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Somalia oo soo saaray Warbixin sanadeedka 2017ka ee Soomaaliya.

Micheal Keating 2Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar ka mid ah xaaladaha nolaleed ee ugu adag adduunka, malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka dhashay abaarta. Continue reading

Maamulka Koofur galbeed oo qorsheynayo sidii looga saari lahaa al shabaab degaanada ay ku dhuumaaleysanayaan.

Ciidamada BayAfayeenka maamulka Koofur Galbeed  nuradiin yusuf oo la hadalay wakalada wararka sonna ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hol galadii al shabaa loga saray deganada ka tirsan koofur galbeed. Continue reading

%d bloggers like this: