Advertisements

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo.

jawaari BaydhaboGuddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Continue reading

Advertisements

Xulka Ciyaartooyada Jubbaland oo magaalada Kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Ciyaatooyda Jubbaland.jpg1Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku-xigeenada koowaad iyo Xubanaha Golaha Wasiirada, Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland, Saraakiisha ciidamada iyo kumanaan shacab oo ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa garoonka Kismaayo kusoo dhaweeyay laacibiinta xulka Jubbaland oo guul taariikhi ah ka soo hooyey tartankii dowlad gobolleedyada iyo gobolka banaadir. Continue reading

Xafiiska QM oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku booriyay in ay sii wadaan hufnaanta Maaliyadda….

Somalia iyo IMFXafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan sida tii 2017 ka oo guul muhiim ah ay ka soo gaartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Casumaad u sameeyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland iyo Wafdigii la socday.

FarmaajoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad u sameeyey Guddoomiyaha iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland kuwaas oo Magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya Shirka Wada tashiga Baarlamaanada heer Federaal iyo heer dowlad Gobeleed. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo wareysi la xiriirta qorshaha Amaanka dalka uu siiyay Warbaahinta Qaranka.

Wasiirka cusub gaashaandhigaWasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay howlgaladii ugu danbeeyay ee lagu qaaday Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab,bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya iyo qiimeynta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo baahiyaha dhanka ciidanka ay qabaan. Continue reading

Wasiirka Amniga oo xariga ka jaray xarunta agoonta Booliska Soomaaliyeed.

AgoontA bOOLISKA.jpg1Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciidanka Booliska,iyadoo ay ka qeyb galeen ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax,la-taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Masā€™uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda. Continue reading

%d bloggers like this: