Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo uga digay ciidamada in ay isku abaabulaan hab Beeleed.

Farmaajo.jpg1Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay isku abaabulaan hab Qabiil, isaga oo taa badalkeeda ka dalbaday in ay difaacaan Qarannimada. Continue reading

Advertisements

Gudiga Doorashooyinka Qaran oo Jubbaland ka bilaabay la tashiyo ku saabsan doorashooyinka 2020.

Guddiga Doorashooyinka.JPG2.JPGWaxaa beryahanba socday Kulamo ay la yeelanayo gudiga doorashooyinka Qaranka iyo madaxda iyo ururrada bulshada rayidka ah ee Jubbaland ayaa ku qotoma hannaanka loo mari doono doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan sanadka 2020 ka. Continue reading

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo la kulmay hogaamiyaha Xisbiga WADANI.

Somaliland.jpeg1.jpegMadaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo tan iyo intii loolankii adkaa dhex maray aanay si niyadsami ah iskugu iman. Continue reading

Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo ka hadlay Arrimaha Maaliyadda Soomaaliya.

M. KeatingMadaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah guul weyn oo laga gaaray horumarinta dhaqaalaha, waana tallaab dalka u soo dhoweynaysa in uu dhaqaale ka helo hayā€™adaha maaliyadeed ee caalamiga ah. Continue reading

War laga soo saaray shirkii arrimaha Dastuurka ee Garoowe ka dhacay

shirka Dastuurka GShirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii Seddexaad ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Continue reading

%d bloggers like this: