Posted on December 23, 2017 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta boqolaal ka mid ah ciidamada xoogga dalka tababar ugu soo xiray saldhigga uu Turkigu ka dhisay duleedka magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo saldhiggii uu Turkigu dhisay tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka.
Posted on December 23, 2017 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa caafimaad dalka dibadiisa ah u diray gabar lagu magacaabo Faa’izo oo uu waxyeeleyay askari ka tirsan ciidamada badda Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo caafimaad dalka dibadiisa ah u diray gabar uu waxyeeleyay askari….
Posted on December 23, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka arimaha Socdaalka iyo Qaxootiga Canada Axmed Xuseen oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kormeer ku soo maray xeryaha qaxootiyada ee ku yaala dalkaas halkaasi oo ay ku xaraysan-yihiin kumanaan Somaali ah oo colaado ay soo barakaciyeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arimaha Socdaalka iyo Qaxootiga Canada oo booqasho howleed ku tegay Nairobi.
Posted on December 23, 2017 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Omaar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ku guulaystay inla soo wareegtay Maamulka Hawada Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaadiidka oo sheegay in Gabagabo ku dhawdahay la soo wareegida maamulka hawada Soomaaliya.
Posted on December 23, 2017 by SomaliSwiss
Dowladda Talyaaniga ayaa markii u horresay qaabishay 162 Muhaajiriin ah oo lau soo qaaday laba Diyaaradood nooca Ciidamada ah oo ay leeyihiin Ciidamada Taliyaaniga, kuwaasi oo si toos ah looga soo qaaday caasimadda liibya ee Tripoli. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Talyaaniga oo qaabilay 162 Muhaajiriin oo laga soo qaaday Dalka liibiya
You must be logged in to post a comment.