Advertisements

Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo Xiray Tarantankii kubadda Cagta maamul gobolleedyada.

Ciyaarta gobollada1.jpg6Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ugu danbeyntii soo gabagabeeyay Tartanka Kubadda Cagta maamul gobolleedyada oo ay ku guuleysteen Cayaartooydii ku cayaarayay magaca maamul gobolleedyada Jubbaland. Continue reading

Advertisements

Qaramada Midoobay oo si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar ka hor imanaya go’aankii Madaxweyne Trump.

UNGolaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar ka hor imanaya go’aankii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Caasimadda Israel ugu aqoonsaday magaalada Quddus. Continue reading

%d bloggers like this: