Advertisements

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guuradii 74aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Kheyre BooliskaRa’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay sannad-guurada 74-aad ee aas-aaska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhammaan Taliska iyo qeyaha ciidamadda Booliska munaasabadda 20-ka December awgeed. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo hambalyo u diray dhammaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Qoysaskooda.

formaajo-jpg3Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan Sannad-Guuradii 74-aad tan iyo markii la Aas-aasay Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Continue reading

R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galaya Munaasabada Dabaal daga Ciidamada Booliska.

Kheyre.jpg6Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehlinayaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa salaan sharaf ka qaadanaya Ciidamada Booliska Soomaaliya. Continue reading

Xeer Ilaalinta Qaranka Soomaaliya oo maanta geynaya Maxkamada cadeymo la xiriira waxa lagu soo eedeeyey C/raxmaan C/shakuur

Xeer-ilaaliyahaMaxkamada gobolka Banaadir oo maalintii shalay la horgeeyay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka dalbatay Xeer Ilaalinta Soomaaliya in muddo ku dhan 24 saac gudahood lagu horkeeno maxkamada cadeymo la xiriira eedaha loo heysto Siyaasiga. Continue reading

Xuska Aasaaska ciidamada Booliska Soomaaliya oo magaalada Kismaayo lagu qabtay.

Booliska Somalia.jpg2waxaa qeybo badan oo ka tirsan dalka looga dabaaldegayaa xuska 74-guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana Kismaayo ay kamid ahayd degmooyinka maanta looga dabaaldegay Xuska maalintaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: