Madaxweyne Farmaajo oo hoggaanka Ciidamada u sheegay in Dhaqaalihii uu Mareykanku joojiyay ay dowladda bixinayso.

Farmaajo Ciidanka XDSMadaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed wax saameyn ah ku yeelan doonin dhaqaalihii uu Mareykanku joojiyay, isaga oo intaa ku daray in dowladda federaalka dabooli doonto baahiyaha ay qabaan ciidamada. Continue reading

Mareykanka oo codka Veto u adeegsaday qaraar ka dhan ah Quddus oo loo gudbiyay golaha Amaanka

UNMareykanka ayaa codka diidmada qayaxan ee Veto u adeegsaday qaraar qabya ahaa oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay la keenay kuna saabsanaa magaalada Quddus. Continue reading

%d bloggers like this: