Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub oo ka hadlay Xal u helidda Tahriibayaasha…

Danjire cali saciidSida la wada ogsoon yahay  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxemed”Farmajo” ayaa si gaar ah iiga xilsaaray sidii xal loogu heli lahaa Muwaadiniinta Soomalida ah ee ku dhibaateysan dalka Liibiya. Continue reading

Xulka Kubadda Cagta ee Puntland oo 1- 0 ugu badisay Banaadir, una gudubtay Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka.

Ciyaarta gobollada1.jpg4Xulka kubada Cagta ee Puntland ayaa iska xaadirisay kama dambeyska koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir ee ka socda garoonka Koonis Stadium kaddib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda martida loo ahaa ee Banaadir. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka oo gaaray magaalada Kismaayo ee Jubbaland.

UNHCR - KismaayoWafdi uu hogaaminayo madaxa hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR Filippo Grand oo ay qeyb ka ahaayeen Mudane Max’ed Cabdi Afeey oo hay’addaasi u qaabilsan arimaha qaxootiga iyo masuuliyiin kale ayaa madaxda Jubbaland kala hadlay arimo ku saabsan qoysaska dib ugu soo laabtay dalka ee mudada dheer qaxootiga ku ahaa Kenya. Continue reading

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ka tacsiyadeeyey dhibaatadii dadka Soomaaliyadeed loogu geystay dhulka Is-maamulka Oromada Itoobiya.

Hailemariam DesalegnRa’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah “lagu laayay xero boolis dhexdeeda”. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Farmaajo-1132x670-640x427Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiligan wada hadalo kula leh xarunta Wasaaradda Gaadhaandhiga saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo daah furay dib u dayactirka iyo qalabeynta dugsiyada Waxbarashada magaalada Muqdisho.

Gobolka Benaadir iyo UNHCR 2Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Benaadir , ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa daah furay dib u dayactirka iyo qalabeynta dugsiyada magaalada Muqdisho iyo sidoo kale kor-u-qaadista adeegyada waxbarashada ee caasimada Muqdisho. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo war deg deg ah ka soo saartay Xariga Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame

Hay'adaha AmnigaWasaaradda Amniga xukuumadda Somaaliya ayaa goor dhaw war ka soo saartay xariga Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo weerarkii xalay ciidamada dowladda ay ku qaadeen Hoygiisa. Continue reading

%d bloggers like this: