Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay madaxa hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobey

kheyre Qaxootiga.jpg1Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya  ayaa wuxuu maanta la kulmay madaxa hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobey Mr. Filippo Grandi oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho., kulankaas oo ay goob-joog ka ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiiradda. Continue reading

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo danbi ku soo oogay xildhibaano ka tirsan golaha shacabka.

Xeer-ilaaliyahaXeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku soo oogay danbi Qaran Dumis ah Labo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: