Kooxda k. Cagta Jubbaland oo u soo banbaxday wareegga 2aad ee tartanka dowlad goboleedyada.

C. K. JubbalandCiyaartooyada xulalka kubadda cagta Jubbaland iyo Galmudug ayaa maanta wada ciyaartay cayaartii ugu danbeeysay ee (Group-ka A), waxaana cayaartii dhexmartay labada koox ay ahayd mid soo jiidatay dareenka dadkii daawanayay, maadaama labada kooxood ay soo bandhigeen cayaar wanaagsan. Continue reading

Dowladda Canada oo sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqeyso Lacag gaareyso 10.4 Million oo Doolar.

Wasiirka socdaalka KanadaDowladda Canada ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqeyso Lacag gaareyso 10.4 Million oo Doolar, taas oo loogu talagay in wax looga qabto xaladda Bani’aadanimo ee ka jirta Soomaaliya. Continue reading

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka oo xalay duqeyeen deegaan hoostaga Kismaayo ee gobolka J/ Hoose.

Diyaarad dagaalDiyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dowladda Mareykanka ayaa xalay lagu waramayaa in ay duqeyn ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Saraaakiil ka tirsan ciidamada XDS oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Wasiirka cusub gaashaandhigaWasiirka Wasaaradda Difaaca dowladda Soomaaliya iyo Saraaakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Continue reading

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta hakiyey kulamada guud ee Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka

Baarlamaanka.JPG7Kalanka Maanta Mudanayaasha Golaha Shacabka ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka  ayaa Waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana kulan soo xaadiray mudanayaal tiradoodu ay gaareyso 173 Mudane. Continue reading

%d bloggers like this: