Dowladda Shiinaha oo Falastiin u Aqoonsanaysa Dowlad Madax bannaan.

ChinaDowladda Shiinaha ayaa ku baaqday in la aasaaso dawlad Falastiin ah oo leh madaxbannaani iyo xoriyad buuxda, taasoo ay caasimaddeedu noqon doonto bariga Magaalada Qudus. Continue reading

Wasaarada Difaaca Soomaaliya oo ka dalbatay Mareykanka kordhinta weerarada ka dhanka ah Al-shabaab.

Wasiirka cusub gaashaandhigaWasiirada Difaaca dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Mareykanka in la kordhiyo taageerada uu u fidiyo Soomaaliya iyo weerarada xagga cirka ee looga horjeedo kooxda Al-shabaab. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Formaajo oo ku soo laabtay dalka.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii ay ka soo qayb galeen shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee lagu qabtay Dalka Turkiga. Continue reading

Midowga Yurub oo qaadacay hadalkii ka soo yeeray baxay Madaxweynaha Maraykanka Trump….

EUKulan ay madaxda 28-ka Dal ee ku bahoobay Midowga Yurub ku yeesheen Shalayto Magaalada Brusseles ayaa lagu qaadacay hadalkii dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ahaa inay Israa’iil leedahay Qudus. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo dalka turkiya kula kulmay Amiirka Qatar.

Farmaajo iyo Amiirka QadarMadaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani. Continue reading

%d bloggers like this: