Qarax Xoogan ayaa Goor dhoweyd ka dhacay Gudaha Dugsiga Tababarka Jenaral Kahiye ee magaalada Muqdisho..Dhagarqabe isagu isasoo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay Askar diyaar Garow ku jirtay xili ay soo dhowdahay Xuska Sanad Guurada Aas Aaska ciidanka Police ka Soomaliyeed.
Inta laxaqiijiyay ku dhowaad 15 Qof oo u Badan Ciidanka police ka iyo ismiidaamiyihii ayaa ku dhintay qaraxa waxana kudhawacmay 15 qof walow Qasaaraha intaas uu ka sii badan karo Maadaama ay Ciidamo fara Badan ay ku sugnaayeen Goobta Qaraxa ka Dhacay xili uu soo dhowyahay Xuska Sanad Guurada Aas Aaska ciidanka Police ka Soomaliyeed.
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.