Advertisements

Ciidan la Tababaray.jpg3Abaanduulaha  Taakuleynta Taliska  Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo  Abaanduulaha Qeybta 12ka April ahna Madaxa howl gelinta qeybtaas Sarreeye Guuto Maxamuud Macalin Koronto, ayaa maanta Magaaladda Muqdisho tababar ugu soo xiray Saraakiil  ka tirsan Qeybta 12ka April. Continue reading

Advertisements

Xarakada Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii ka dhacay dugsiga Tababarka Booliiska ee Gen Kaahiye Muqdisho.

Al-shabaab.jpg7Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar loo adeegsaday qof Ismiidaamiye ah oo saakay ka dhacay Dugsiga Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxa Ciidamada Mareynkanka ee Africa oo amray in markale baaritaan cusub lagu sameeyo weerarkii Bariire.

USA ArmyMadaxa Ciidamada Mareynkanka ee Africa,ayaa codsaday in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo weerarkii bishii August ka dhacay deegaanka Bariire hadii ay jiraan dad rayid ah oo lagu dilay. Continue reading

Ururka Iskaashiga Islaamka oo Qudus u aqonsaday caasimadda dalka Falastiin.

Ururka Islaamka.png1Ururka iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa shaaciyay in Bariga Jerisalem ay tahay caasimadda Falastiin,iyagoo iska diiday go’aankii Mareynkanka ee ahaa in Qudus ay tahay caasimadda rasmiga ah ee Israel,waxayna Beesha caalamka ugu baaqeen iney ku raacaan go’aanada ka soo baxay. Continue reading

Qarax xoogan oo ay kudhinteen ciidamo Boolis ah oo kadhacay Iskool Polizia

Qarax Xoogan ayaa Goor dhoweyd ka dhacay Gudaha Dugsiga Tababarka Jenaral Kahiye ee magaalada Muqdisho.. Continue reading

%d bloggers like this: